Suuqa kala Iibsiga Lacagaha2019-06-27T10:50:17+00:00

Suuqa kala Iibsiga Lacagaha (FOREX Market)

GL markets waxay kuu fududaynaysaa maalgashiga suuqyada caalamiga ee sarifka lacagaha sida Forex,gancsiga jumlada iyo tafaariiqda ee suuqyada caalamiga ah.

Waxaan khibrad iyo aqoon dheeri ah u leenahay Forex Exchange iyo suuqyada caalamiga ah,.

GL markets waxay xaqiijinaysa in macmiilka ay siiso ammaanka Internetka oo uu isku hallayn karo marka uu maalgashanayo suuqyada caalmiga, waxaana macmiilka u sahlaynaa helida ka ganacsiga sarifka lacagaha ayado uu ku heli doono qiimaha ugu fiican iibsashada iyo iska gadida.

GL markets waxay ku tilmaamantahay hawlwadeeno khibrada u leh maalgashiga suuqyada caalamiga iyo sarifka lacagaha qalaad, si loo helo qaabka ugu fudud ee macmiilka u isticmaali karo adeegyadanada, ayado taas laga anbaqaadayo, GL markets waxay ku tilmaamntahay sumcad wanaagsan,daacadnimo, hufnaan, tayada adeega ay helayaan macamiisha.